Shaqaale ka tirsan heyadda bisha cas oo lagu afduubtay duleedka magaalada Baydhabo

Dabley hubeysan ayaa shaqaale ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay gelinkii dambe ee maanta ka afduubteen meel y dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo degaanka Awdiinle sida ay sheegayaan wararka gobolka Bay naga soo gaaraya. Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Abuukar Gacma ayaa warbahinta u qaxiiyey dhacdadan, wuxuuna sheegay afduubkan inay tuhmayaan dagaalyahanada Al Shabaab … Continue reading Shaqaale ka tirsan heyadda bisha cas oo lagu afduubtay duleedka magaalada Baydhabo